Qeexid

"(-dyo, m.dh) Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tigid oo kali ah:
  • Ninkaasi waxa uu tacshiiradda la beegsaday qolka tigidhada looga goosto Diyaaradda Israa’iil ee lagu magacaabo El Al ee madaarkaas.
  • Saaxiibadii uu dalka kaga yimid way ku soo daba jiraan, ragannimo ayey soo bidaan, jannada uu ku jiro ayey soo beegsanayaan, isna wuxu taagan yahay allow yaa ku siiya lacagta tigidhka aad meeshan baas iskaga tagtide.