Qeexid

.r Dhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tifiq oo kali ah:
  • Waxay noqotay goob dadka qaarkii marka ay magaceeda maqlaan ay murugo la tiicaan, indhahoodana ay ilmadu ka tifiqlayso.
  • Waxay noqotay goob dadka qaarkii marka ay magaceeda maqlaan ay murugo la tiicaan, indhahoodana ay ilmadu ka tifiqlayso.