Qeexid
Wax la tifay ahaansho.
[-fnaa, -fnayd]
f.mg4Wax la tifay ahaansho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn.
Qeexid Xigta: Cad ama daliig dun ah ama caws.
Qeexid Kale: Dhibcidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qori wax dhuuban ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax duf ka rifid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo dhibcidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la tifaftiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tifan. ld tifnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: ld tifiq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tifaftirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tifaftiran. ld tifaf tirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tif3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r Dhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-fqay, -fiqday; -fqi) Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax tirmo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) ld taxan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld taxan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax la hibeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (jool.) Falka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, dabayl ama mawjadaha baddu amase ay dhag-xaantaasi xoqdo kuwo kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-fmay, -fantay; -fmi) Maqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]