Qeexid

(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tifaftire oo kali ah:
  • Waxa kale, oo wasiirku sheegay in wargeyska dawladda ee Maandeeq uu iskii u madax-bannaan yahay oo uu xukumo Tifaftire Guud (Muuse Aadan).
  • Qofku inuu Mareeg (Website) furto, iskuna magacaabo Tifaftire, Suxufi ama Wariye waa arrin sahlan, laakiin mihnadda iyo halabuurnimada saxaafadeed waa mid u baahan aqoon, dadaal, xilkasnimo iyo feejignaan badan.