Qeexid

"War aan xaqiiqdiisa la hubin."

Qeexid Kale

ld tibaaxid.

Qeexid Xigta

Qaabka xisaabta aljebriga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tibaax oo kali ah:
  • Sheekha waxuu tibaaxay in ciidamada Ethiopia iyo kuwa Uganda aysan iyaga u kala soocneen isla markaana ay labada ciidanba bartilmaameedsan doonaan maadaama uu ku eedeeyay inay taabacsan yihiin siyaasada Dowlada KMG ah ee Somalia.
  • Warar aan dhul durugsan aan ugu tegay ayaa tibaaxay in Maraykanku askartiisa dhawaan uu ka rari doono gacanka Carbeed iyo Ciraaqba, taas oo uu doonayo in Carabtu dagaal sokeeye iskaga ciil baxdo.