Qeexid

"(-bab/-bo, m.l) Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tib oo kali ah:
  • Sheekha waxuu tibaaxay in ciidamada Ethiopia iyo kuwa Uganda aysan iyaga u kala soocneen isla markaana ay labada ciidanba bartilmaameedsan doonaan maadaama uu ku eedeeyay inay taabacsan yihiin siyaasada Dowlada KMG ah ee Somalia.
  • Waxa uu sheegay in Mas'uuliyiinta qaar ee soo gaadhay gobolka ay yihiin kuwo u dhashay gobolka, waxa uuna tibaaxay in imaatinkooda ay ka dambeysay caasuumaad uu u fidiyay.