Qeexid

"ld taleefan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga telefoon oo kali ah:
  • Maxamed Habbane Samatar oo Jamhuuriya khadka telefoonka ugu warramayey saqdii dhexe ee xalay.
  • Dhinaca kale, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Mudane Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde oo aanu xalay telefoonka ku weydiinay arrinta Wasiiradda, ayaa sheegay in aanay jirin Wasiiraddaas dib loo celiyay.