Qeexid

"ld tegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tegis oo kali ah:
  • Su’aal: "Intii ka horeysay tegistii Madaxweynaha, ma kula tahay in degmooyinkaa doorashadu ka dhici lahayd?"
  • Inkasta oo ay cirka isku shareertay xasaradda ka dhalatay hadal-haynta iibka Ronaldo, haddana ilaa iminka lagama war-hayo halka uu taagan yahay mawqifka Ronaldo ee ku aadan tegista kooxda Talyaaniga ah.