Qeexid
Meesha wax ka soo unkamaan, isir.
Meesha wax ka soo unkamaan, isir.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-ro, m.dh) Ilmaha ay dhalaan waalidku.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.
Qeexid Xigta: Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.
Qeexid Kale: T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]