Qeexid

"(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teer oo kali ah:
  • Taliyaha Booliiska Kenya Mathew Iteere, ayaa isaguna yiri: "Baaritaan dhab ah ayaan ku sameyn doonaan qaraxii iyo weerarkii tooska ahaa, waxaana baaritaanka la kaashan doonaa ciidamada FBI-da Mareykanka".
  • Iteere ayaa ku nuuxnuuxsaday in qaar ka mid ah dadkaasi ay bartilmaameedsadeen ciidanku haddana la soo xiray, hase yeeshee kooxda ugu ballaaran kuwa falka geystay ayuu caddeeyay in ay ka soo talaabeen xadka.