Qeexid

"T ah.: kala durugsan, midba meel ku yaal. ld talanteel1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teelteel oo kali ah:
  • Ciidamadii Somalia iyo kuwa Ethiopia ee kasoo baxay xaafadda Waxaracadde ayaa waxay ku sugan yihiin Isgoyska SOS iyagoo halkaas rasaas teelteel ah ka ridaya, mana jirto cid dagaal kala horjeedda oo rasaas ku ridaysa ciidamada.
  • Warka guud iyo kulan teelteel ah ma dhaafsiisna.