Qeexid

"Wax si taxan la isu daba dhigay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teedsan oo kali ah:
  • In ka badan 80-madfac oo laga tuuray saldhigyada ciidamada AMISOM ee Muqdisho ayaa xalay iyo saakay ku dhacay xaafadaha ku teedsan jidka wadnaha oo ay ku xoogan yihiin mucaaradka DF, kuwaasoo waxyeelo badan gaarsiiyay dad rayid ah.
  • Waxay is hortaagtay muraayad jooggeeda le’eg oo gidaarka ku teedsan.