Qeexid

"(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Weyddii halka ay teeda uga tagtay”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teeda oo kali ah:
  • Siday xagga dambe u eegaysay ayey soo jeesadkeedii wejiga saartay nin hortaagan horteeda, waaba farxaan.
  • Garsooraha ayaa sheegay in labada wiil ee la toogtay ay maxkamada horteeda ka qirteen dambiyadii lagu soo eedeeyay, iyadoo aan loo ogolaan labada qof ee la toogtay inay la hadlaan saxaafada iyo dadkii kasoo qaybgalay maxkamada.