Qeexid

"Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro."

Qeexid Kale

ld teedin.

Qeexid Xigta

Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teed oo kali ah:
  • Teeda kale, haddii afarta nin midkood si uun uga noqdo inuu ku marag furo denbiilaha, saddexda kale waxay khatar ugu jiraan in la ciqaabo iyadoo lagu eedaynayo inay qadaf iyo magac-dil geysteen.
  • Dadka qaar ayaaba ku xaman jirey in aanu jecleyn dadka magaca iyo maamuuska leh, waliba dadka ku dhaw dhawi xan ma'aha ee waxa ay odhan jireen waa xaqiiqo inteeda le'eg.