Qeexid

"(f.g) Gudbin, gaarsiin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Xoolihii rimi lahaa oo aan rimin ama beer waqtigii ay bixi lahayd aan la beerin; waqti ka boodid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tebi oo kali ah:
  • Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan umadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida.
  • Waxaa muhiim ah in la ogaado in saxaafadu doorkeedu yahay in ay iftiimiso wax qarsoon oo indhaha dowladda lagu soo jeedinayo si ay wax uga qabato, weliba iyadoo u tebineysa hab wax dhisid ah.