Qeexid

"Wax maqnaanshahooda dareemid. ld tow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teb oo kali ah:
  • Tebintiisuna way sugan tahay.
  • Waayo qof kasta oo yaqaan Xaaji Aadan Af-Qallooc ama wax ka maqlay taariikhdiisa iyo gabayadiisa wuxuu qiyaasi karaa hawsha la gudboon qofka u babacdhiga inuu soo tebiyo taariikh, halgan iyo suugaan soo taxneyd in ku dhaw nus qarni.