Qeexid

"Sifo lagu garto dhalanka ama abuurta wax kale leeyihiin oo waxyaale kale kaga duwanyihiin; nooc; jaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tayo oo kali ah:
  • Haddaba, Mudane madaxweyne, waxad qaadataa talooyinka intii tayo iyo wax-ku-ool leh.
  • Sikastaba, Reysalwasaare Saacid ayaa looga fadhiyaa in uu soo magacaabo Xukuumad tayo leh oo tiro ay sida uu balan qaadey, taas oo iyana looga baahan yahay in ay hesho codka Baarlamaanka Somalia.