Qeexid
Karti; awood.
Karti; awood.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
dk.lh.dh
Qeexid: ld tayda2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sifo lagu garto dhalanka ama abuurta wax kale leeyihiin oo waxyaale kale kaga duwanyihiin; nooc; jaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
dk.lh.dh
Qeexid: Tan annagu aannu leenahay. ld taayada2, taayo, tayada.