Qeexid

(juqr.) Dhulka kaymaha caleen irbadleyda Siberiya, xadka waqooyiga tunduraha aad u qabow ee aan dhirta lahayn, koonfurtana istebiska. Noocyada dhirta ee ugu muhiimsanina waa “pine, fir, spruce iyo larch”. Waxay ka koobantahay meelo badan oo dhasheeg ah, waqtiga gu'gana dhulka intiisa badan waxa fatihiya biyo ka yimaadda wabiyada oogada sare ee woqooyi xiga kuwaas oo dacalladdooda hoose weli sarafyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tayga oo kali ah:
  • Qaybta sare ee oogada jidhka ee loo yaqaan (Epidermis) waxay jidhka u tahay dahaadh ka celiya Bakteeriyada iyo waxyaalaha kale ee Ili-ma-aragtayga ah ee cudurada dhaliya.
  • Dhirta keymaha Tayga waxay ku fidsan yidhiin loolasha 50°Waqooyi ilaa laga gaadho 70°Waqooyi.