Qeexid

"(Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tayda oo kali ah:
  • Waxaan ku iri, waxaan ku dhaaranayaa Allaha ay naftayda gacantiisa ku jirto inaanan joogi doonin Makka jeer aan ka tago masjidka Xaramka, si kor lehna aan ugu dhawaaqo dacwada xaqa ah iyadoo ay arkayaan gaallada qureysh.
  • Walaal Siciid, waan malaynayaa in aad iga sugaysay kaalin intan ka hodansan, kana cayilan, waxaadse raalli ku noqotaa in sababtu tahay aqoontayda dhankaas oo weyd ah iyo anigoo aan haatan aan wax qoraallo ah gacanta ku hayn.