Qeexid

"ld tayda2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Dibkabe naxwe,

Dibkabe / suffix

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tay oo kali ah:
  • Afhayeenku, wuxuu sheegay in dagaalka maanta uu ahaa mid ka khasaare badan kuwii shalay iyo xalay dhacay, isagoo aan ka hadlin khasaaraha dhankooda kasoo gaartay dagaalka oo wararka qaarkood ay sheegayaan in looga adkaaday.
  • Qaraxan ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen 7 qofood oo qaarkood ay ahaayeen waxgarad ku shirsanaa gurigaasi, iyadoo aan la ogeyn waxyaabaha looga hadlayey shirkaasi iyo kooxaha geystay weerarkaasi bambaano ee sababay dhaawaca fara badan.