Qeexid

"Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxo oo kali ah:
  • Garoowe: Madaxweynaha Puntland "Maalintii leyga guuleysto Faataxo ayaan aqrinayaa" Garoowe(AllPuntland)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xersi "Gen.
  • Uma baahna sharraxaad iyo qurxin kale, haddana waxa lagu xardhaa dun midabbo leh iyo kuulo lagu taxo.