Qeexid

"(xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh."

Qeexid Xigta

(kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxane oo kali ah:
  • Nabsigii Foosto-Riix, Q: 11aad Qiso Taxane Ah - Waxa Qoray Siciid I. Guraase.
  • Barnaamijkan oo noqon mid taxane ah oo aanu kaga qayb galayno xuska 18ka May waxa uu si taaxane ah ugu soo bixi doonaa wargeyska FOORE.