Qeexid

"Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho."

Qeexid Xigta

Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxan oo kali ah:
  • Waa in la helaa maamul iyo Maxkmad si dhab ah isugu xiran oo taxan Waax ilaa Unug.
  • Cutba wuxuu yidhi "waa taas aniga taladaydii ee waxaad Foosto-Riix, Q: 3aad Qiso Taxane Ah - Waxa Qoray Siciid I. Guraase.