Qeexid

"Qiritaanka la qiro in Ilaah kali yahay cibaadadana isaga mudan yahay in la caabudo. ld towxiid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tawxiid oo kali ah:
  • Fadliga Maxamed calankaan ku dhigay, far iyo tawxiidka.
  • Internetka ayaana laga soo daayay cajalado Fiidiyow ah oo tusinaya dad madaxa laga gurayo, hawshaas oo la yiri waxa qabatay jamaacada At-Tawxiid wal-Jihaad.