Qeexid
Doorad; go'aan.
Doorad; go'aan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Talada san oo laysku raacay; talada roon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qoryo yaryar oo caarad dhuuban oo wax mudda leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dillaac, jeex.
Qeexid Xigta: Waddo laba degmo isku xirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax jeexid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo wax degdeg ama dhaqso ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Faahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) T. ah: qof hadal badan oo warkiisu uusan murti lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: War aan murti lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Calaamad cudurka lagu garto.
Qeexid Xigta: Tabar yari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
Qeexid Xigta: T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
Qeexid Kale: Isir, waalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tawtawlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]