Qeexid
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
Qeexid Kale
Isir, waalid.
Qeexid Xigta
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
Isir, waalid.
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo wax degdeg ama dhaqso ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) T. ah: qof hadal badan oo warkiisu uusan murti lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qaab wanaagsan leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof shaqo badan ama firfircoon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Calaamad cudurka lagu garto.
Qeexid Xigta: Tabar yari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: War aan murti lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur muddo dheer haya dadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: T. ah: qof isbeddel horumar leh jecel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Welwel, walbahaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Walwalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tawtawlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
q.dh
Qeexid: Qodob magaca dhaddig dib looga qodbo si looga dhigo wax cayiman. Xarafka “t” ee qodobkan wuxuu isu beddelaa “d” markuu raaco magacyada lab oo ku dhammaada d,c,x, h, y, iyo (') hamsa. Markii la raaciyana magac ku dhammaada xarafka “l” labadaa xaraf waxay isu beddelaan “sh”. Tus. “ul+ta-> usha, bad+ta> badda”.
q (qodob) - qodob (article) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dawaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Karti wax lagu bixiyo ama lagu sameeyo.
Qeexid Xigta: Ujeeddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
Qeexid: ta'wiilasho m.l/dh eeg ta'wiilo.
Qeexid: ta'wiilid m.f.dh eeg ta'wiil2. ld ta'wiil1 (2).
Labdhedig: -iishay, -iilatay
Qeexid: ta'wiilo f.mg3 Wax fasirasho.
m.dh
Qeexid: ld toobad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tuwaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]