Qeexid

"Talada san oo laysku raacay; talada roon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tawfiiq oo kali ah:
  • Sidaas darteed, dhiiri-gelintooda waa in laga hormariyaa talada iyo tawfiiqda gudahee dalkeena.
  • Kuye waraabihii: “Ragga xilligaas noolaan doonaa tobankooda nin ceesaan ceel ku dhacday kama soo saari doonaan; talo, tusmo iyo tawfiiq la’aantooda darteed”!