Qeexid

"Karti wax lagu bixiyo ama lagu sameeyo."

Qeexid Xigta

Ujeeddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tawaan oo kali ah:
  • Ciidamo wata tikniko iyo Tawaangi oo ka baxay magaalada Hargeysa xalay iyo urur tawaangi ah oo fadhiyey jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ayaa xalay gaadhey magaalada Berbera, waxa kale oo ciidamo la dhigay koontaroolada waddooyinka gala Berbera.
  • Wararku waxay sheegayaan in ammaanka Dekedda aad loo xoojiyey, isla markaana konteennar lagu xidhay xooluhu ka soo galaan dekedda xalay, iyada oo dekedda agagaarkeedana lagu arkayey tawaangi.