Qeexid

Wax dhaqaa laysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tashiilo oo kali ah:
  • Wararku waxay intaa ku dareen in tilaabadani aanay aheyn baqo ku maal loogu danleeyahay cid kale, hase yeeshee ay tahay in la tashiilo lacagta, iyadoo hoos loo dhigayo miisaaniyada hubka caadiga ah ku baxda.
  • Si loo baajiyo ama loo tashiilo kharashka badan ee ku baxa wsaaradaha aan loo baahnayn, waxa haboon in tirada wasaaradaha lagu soo koobo 14 wasaaradood, marka la isku celceliyo.