Qeexid

"ld tashad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tashi oo kali ah:
  • Jack Straw; “Labadan qodob ee heshiisku waxay fure u yihiin aayo ka tashiga shacbiga koonfurta Sudan dawlad ahaan iyo diin ahaan, waana xal wax ku ool ah.”
  • Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif ayaa la sheegay inuu sidoo kale wado la tashiyo ku aadan sidii uu ku magacaabi lahaa ra'iisul wasaaraha Somalia, kaasoo soo dhisaya xukuumad cusub.