Qeexid

"eeg tasho. ld tashi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tashad oo kali ah:
  • Dadka in badan buu si aan mugdi ku jirin ugu tilmaamay, in ay isku tashadaan oo ay ka waantoobaan beyro iyo wax shisheeye laga sugo.
  • Somaliland ma ha mid taladeeda uu leeyahay nin, koox ama xisbi gaar ah, waa wadan si wadjir ah loo wad-tashado, wixii wax u dhimaaya jiritaankeed cidna loo dabo fadhiisanmaayo.