Qeexid

"Baratan."

Qeexid Xigta

T.ka suugaanta; t.ka gabayada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tartan oo kali ah:
  • Tartankan Dugsiyada sare ee Puntland ayaa ah kii labaad ee lagu qabto Puntland, waxaana uu ahaa mid xiiso leh oo ay daawanayeen dad badan oo isugujira masuuliyiin iyo shacabba.
  • Riyaale ka codsaday Madaxweyne Geele waxa ka mid ah dhaqaale xoogan oo uu ku galo ololaha doorashada Madaxtooyada ee soo socota, iyo waliba talooyin badan iyo kaartooyin uu isticmaalo si uu mar kale ugu soo baxo tartanka doorashada.