Qeexid

Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan.

Qeexid Xigta

ld darro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarro oo kali ah:
  • Maktabaddo badan waxaa yaalla kombiyuutarro loogu talagalay inay dadku isticimaallaan.
  • Axaddii, xoogagga Itoobiyaanka oo taangiyo iyo helocabtarro ku ku hubaysan ayaa bilaabay inay ugaarsadaan mallayshiyada kuwaasoo iyana ku jawaabay tacshiirad aad u xoog badan, madaafiic iyo hoobiyayaal.