Qeexid

"Wax tiradooda badin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarmi oo kali ah:
  • Fahamsiinta dadka reer Somaliland in Ugaadhu ay tahay khayraad dabiici ah oo qaran, iyo ku wacyi-gelinta sida loo daryeelo oo aad xooga loo saaro waxay qayb weyn ka qaadan lahayd dhiiri-gelinta iyo tarminta ugaadha ku nool Somaliland.
  • Ereyadaas ayaa keenay inay Luul iyo Amuun, tallaabada hoosta ka xadaan, inta aan dhawaaq kale kaga soo yeedhan dhinac kale, sida dhacda inta badan faras-magaalaha magaalooyinka oo dadku u dhago-nugul yihiin ku buuqa iyo tarminta hadalka.