Qeexid
Fargan.
Fargan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: ld taarash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taarash1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Maro tarash u yeelid. ld tarash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan waxtar la ahayn.
Qeexid Xigta: Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade.
Qeexid Xigta: ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Qeexid Xigta: Wax badin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Magac xiddig; afqays.
Qeexid Xigta: Bow-do.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
Qeexid Xigta: ld tarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]