Qeexid

"eeg tarjun. ld tarjimid, tarjumo, turjumid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarjumid oo kali ah:
  • Marka xigta fadhi gaar ah ayaa la isugu yimaadda oo maansada iyo tarjumiddeedaba laga baaraandegayo iyadoo micnaha iyo farshaxanka culayska la saarayo.
  • Xarunta Tarjumidda Maansooyinku qiimi intee le’eg ayay leedahay?