Qeexid

"(-mayaal m.l/dh) Fasire. ld tarjime, turjume."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarjume oo kali ah:
  • Soomalida ayey u taal inay ka tashadaan arrimaha ku saabsan ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo dhismaha qaabka Dowladdu ka tarjumeysa.
  • Waxaa kaloo deegaanka ku badan kooxo dhalinyaro ah oo beelo beelo u hubeysan waxayna aragtidaani ka tarjumeysaa is aaminid la’aan beelaha dhexdooda ah.