Qeexid

"(-nno, m.dh) Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tareen oo kali ah:
  • Ee Magaalada Diridhaba, Itoobiya xarunta tareenada ee xidhiidhiya Djibouti iyo Itoobiya ee magaalada Diridhaba ayuu qarax ka dhacay habeen hore, kaas oo waxyeelo aan weynayn gaadhsiiyay dhismaha xarunta oo uu soo gaadhay burbur waxoogaa ahi.
  • Ingriiska markaas wuxuu ka waday Bariga Africa dhisitaan khad tareen oo isku xidha wadamada Bariga Africa.