Qeexid

Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarbiyee oo kali ah:
  • Sida kaliya ee Ayaano badan inay soo baxaan looga hortagi karo waa in ubadka lagu tarbiyeeyaa dhaqanka Islaamka si ay ugu arkaan ku dhaqanka Islaamku inuu yahay mid fiican oo ay ku faani karaan uusanna ahayn wax laga faano.