Qeexid

"taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taran oo kali ah:
  • “Xoorkii laga lisay xagaagii iyo, xusuus baa geela lagu xergeeyaa” “Dacaska iyo hawshaan ku qabo, waw duleeyahay” Hilibka geela ayaa isna ah mid aan ka dhicin caanaha oo tayo iyo taranba lagu majeertaa sida murtidani tilmaamayso.
  • Markii ay labada nin wada cuneen xubintii taranka ee Brandes ka dib ayaa la khaarajiyay dhibbanihii la cunay oo la gashtay qaboojiha.