Qeexid

"Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay."

Qeexid Kale

ld taraarid.

Qeexid Xigta

Jibaax; jiiris.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taraar oo kali ah:
  • Afmaalnimada ka sakow waa jilaa kolka uu sheekada taraarixinayo aad dhabanka iyo gacanta uun isa saarayso,waana dadka lagu yaqaanno maada iyo sida dadka looga qosliyo.
  • Garwaaqsaday inan taraaray Guddoon xaal idhi bal qaado.