Qeexid
(juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
(juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eesay
Qeexid: Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld taraanturree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld taraanturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: (f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Qeexid Xigta: Jibaax; jiiris.
Qeexid Kale: ld taraarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tarantarree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Sidbasho.
Qeexid Xigta: Wax xadkoodii dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taraaraxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld tarmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, dh) Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taraa-rax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Salaad ka kooban siddeeed ama kow iyo labaatan ragcadood oo la dukado cishaha kaddib xilliga soonka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada wad dooyinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haween uur leh taraare samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]