Qeexid

"Ka t.: cid arrin ay damacsanayd dib uga noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tanaasul oo kali ah:
  • Shariif isagoo intaas ku daray: "Waxaan diyaar u nahay inaan u tanaasulno sidii dib loogu soo celin lahaa midnadii labada Gobol ee Koonfurta iyo Waqooyiga Somalia, waxaana diyaar u nahay inaan dhayno dhaawacyadii ka dhashay dagaaladii sokeeye".
  • Cabdi Aw-Daahir waxa uu madaxweyne Rayaale oo ah gudoomiyaha ururka UDUB, horena ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweynenimada ugu baaqay inuu iskaga tanaasulo taa.