Qeexid
T. ah: qof nacas ah.
Qeexid Xigta
T. ah: qof aad u tabar yar.
T. ah: qof nacas ah.
T. ah: qof aad u tabar yar.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Qayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Agagaarka aqalka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Kaga k.: cid naf ka qaadid.
Qeexid Xigta: Is k.: seexasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni.
Qeexid Xigta: ld balaambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Raro.
Qeexid Xigta: Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
Qeexid Xigta: ld dhambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Wax si dherer ah u kala dillaacin.
Qeexid Xigta: Galley shiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld balaambal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld balaambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
Qeexid Xigta: U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Nafley taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
Qeexid: tamar xor ah m.dh (fiis.) Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh.
m.dh
Qeexid: ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tamiin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Welwel, walbahaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Walwalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]