Qeexid

"tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tamar oo kali ah:
  • Haddii, aydaan isku dhuubnaan, meela uga soo wada jeesan qofka fadqalala wada ee nabadiina kala tuuraaya waxaa xaqiiq ah in barito meel dheer laga dondooni xasiloonida maanta aad ku tamarinasaan.
  • Inkasta oo cufku aanu bedeli doonin tamarta laga helo mashiinada dhaliya dabka (Generators) balse waxa dhuxusha habkan loo sameeyo looga danleeyahay in dadku ay kaga maarmaan dhirta qoyan ee dhuxul ahaan loo shito.