Qeexid

"(-ooyin, m.l) Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga talo oo kali ah:
  • Ururada haweenka ee Gabboodka UNITA iyo Kulmis oo ka jira magaalada Burco ayaa iyana baaqyo ay munaasibaddan ugu talogaleen ku sharraxay dhibaatooyinka haweenka gobolkaa haysta.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay ku talo jiraan inay baan casri ah oo si buuxda u shaqeeya dhowaan albaabada uga furto Hargeysa.