Qeexid

"Laballaabow; shaki; walaac."

Qeexid Xigta

ld tallamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tallan oo kali ah:
  • Dhowr ka mid ah ka qeyb galayaashii shirkii Carta ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho sida bishii Oktoobar 2000 waxaa la dilay Jeneraal Yusuf Tallan. 12kii Novembar 2000 sidoo kale waxaa la dilay Xasan Jaalle oo ahaa Xubin Baarlamaan.
  • Runtii waa qoraal ku soo beegmay xilli uu dad badan tallan ka galay qoristii far Soomaaliga.