Qeexid

(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la lallaalay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tallaalan oo kali ah:
  • Dhinaca kale, ganacsatada Soomaaliyeed waxa ka muuqda in ay ka fiyow yihiin ama ay ka tallaalan yihiin cudurka faafa ee dilaaga ah ee qabyaaladda.