Qeexid

eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tallaabin oo kali ah:
  • Sidaas darteed warqadda maanta musharxiinta lagu kala xulanayo waxa ay shicibka Rwanda u tallaabineysa adduun cusub.
  • Hay’adda SOSVO ayaa fulisay Biriij lagaga soo tallaabinayay dhuumaha biyaha dooxa Dhamuug iyo koronto ku xidhista ceelasha biyaha.